Bandhiggan waxa ka qaybgalay masuuliyiin sare oo ka socda Dawladda JSL, Ururada Caalamiga ah, Abwaanno, Ururrada bulshada rayidka ah, aqoonyahan iyo marti-sharaf kale, ayaa ujeeddadiisu ahayd soo gudbinta iyo bandhigga dhaqanka Soomaaliga ah iyo noloshii Miyiga. Ujeeddada labaad ayaa ahayd in la xuso haldoorkii fanka Soomaalida ee uu geeridooday intii uu bilaabmay Cudurka COVID19, kuwaas […]
Read more