Cunto-soosaarka dalku wuxuu qayb weyn ka qaataa sugnaanshaha cunto ee qaran kasta, waxaanay hirgelisaa in dalkaasi gaadho hanashada cunto ku filan oo dheellitiran. Barnaamijyo qayb ka ahaa ‘Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada Adduunka’ oo lagu qabtay #MadashaMASAF, ayaa mid ka mid ah lagaga hadlay; “Doorka Dhallinyaradu ku leedahay cunto-soosaarka dalka’. Local #food production contributes any […]
Read more