
Transforming Somaliland Food System
Cunto-soosaarka dalku wuxuu qayb weyn ka qaataa sugnaanshaha cunto ee qaran kasta, waxaanay hirgelisaa in dalkaasi gaadho hanashada cunto ku filan oo dheellitiran. Barnaamijyo qayb ka ahaa ‘Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada Adduunka’ oo lagu qabtay #MadashaMASAF, ayaa mid ka mid ah lagaga hadlay; “Doorka Dhallinyaradu ku leedahay cunto-soosaarka dalka’.
Local #food production contributes any country’s #FoodSecurity. It enables the nations to have access to sufficient, safe, and nutritious food. During #IYD2021 at #MASAFPlatform, ‘Youth Engagement of locally produced food in #Somaliland’ was discussed. #Youth4FoodSecurity